Site icon Qaamuus

ereyga

Bowd

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

Xeyndaab ood ah oo beerta, guriga, xerada xoolaha lagu wareejiyo, deyd.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bowd

taf | afar-madaxle | afarsuulle | barijab | bowdabbaariile | bowdaqaawi | bowdaqaawin | bowdaqaawis | bowd-dumis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version