bucee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ceeyay, -ceysay)ld bugee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bucee ↴
bucabbucee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -ceysay)
ld buhabbuhee.
bugee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucee, buhee.
holac-xuub-ubuceed [m.l] (-cyo ..., m.dh)
(daaw.) Halaamacoodka xuubka ubacda. Infekshinka Iaad ee xuubka waxa keena baktiiriya dhiigga la socda, sida: bleeumokooko, baktiiriyada qaaxada, iwm. Astamo: xanuun ku faafsan uurkujirtada, qandho, iyo culeyska jirka oo is dhima. Biyo ayaa xuubka fariisan kara ama infekshinka ayaa sii kordhiya uur biyood horay u jiray. Infekshinka 2aad xuubka waxa keena dalooshamid ama dillac ka dhaca xubin ka mid ah uurkujirtada xubnaheeda - sida boog xiidmeed, qabsin waxaana u sabab ah soo gelitaanka jeermi iyo dhacaanka xubnaha uurkujirtada oo waxyeelleya xuubkaas.
xuub-ubuceed [m.l] (-bab ..., m.dh)
(c.nafl.) Xuubka qoyan ee uurkujirtada gudaheeda.