Site icon Qaamuus

ereyga

bucshiro
(m.dh)

1. ld bucshirad. Ganacsi. 2. Alaab laga ganacsado, badeeco. 3. Nooc ka mid ah ciyaaraha turubka oo afarta warqadood ee badda taal la baayaco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bucshiro

bucshirad [m.dh]
ld bucshiro (1).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version