bud
(m.l)Ul lagu dagaallamo oo madaxa buuran; bur; garruun. ld bur¹.
bud
(m.dh)1. Ciidda la tuuro qabriga dushiisa oo calaamad u ah. 2. Iil. 3. B. soo dheh: soo bixid (qorrax, dayax iwm).
lama-iyaaka-dhexdood-nacbudu-aa-ku-jirtaa*
Wax walba wax ayaa ku duugan.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bud ↴
caabud [m.l]
ld caabid¹. caabid
caabud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld caabid². caabid
caabudid [m.dh]
ld caabidid. caabidid
caabudnimo [m.dh]
ld caabidnimo. caabidnimo
kaabsul [m.l]
Xuub qira yar oo daawo buda ahi
ku jirto oo afka laga qaato. ld kaabsol. kaabsol
xabud [m.l]
1. Baruurta bogga korkiisa ka baxda. 2. Laab; xabad.
allacaabud [m.l]
ld ilaahcaabud.
allacaabudid [m.dh]
ld ilaahcaabudid.
alluumiiniyam ogsaydh [m.l] (-dhyo, m.dh)
(kiim.) Budo cad oo aan biyaha ku milmin. Way la falgashaa asiidhada iyo alkaliyadaba sababta oo ah waa laba-eefle.
awaare [m.l]
Ciid buda ah oo cagta, dabaysha iwm. si sahlan u kicin karaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg