Site icon Qaamuus

ereyga

Budaddar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Adkaynta soor lagu adkeeyo budo.

Budaddar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Soor bislaatay budo ku adkayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga budaddar

budaddaran | budaddarid | budaddarnaan | budaddarnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version