Site icon Qaamuus

ereyga

Bukaansocod-eegto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Meesha dadka jirran lagu baaro cudurradooda oo lagu daaweeyo, laakiin aaney seexan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bukaansocod-eegto

bukaansocod |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version