bulay
(m.l)Mayrax feeran oo haamaha bul lagu catireeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bulay ↴
tabaabulayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaabulee. ld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn.
bulayn [m.f.dh]
eeg bulee.
bulaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax bul loo yeelay ahaansho.
bulaysnaan [m.f.dh]
eeg bulaysan. ld bulaysnaansho.
bulaysnaasho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bulaysnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg