Site icon Qaamuus

ereyga

bulshee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-sheeyay, -sheysay)

1. (f.g) Qof bulshey ka dhigid. 2. (f.mg) Ciyaar, dhalinyareyn iwm wakhti ku lumin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bulshee

tabaabulshee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -shaysay)
ld tabaabulee.

bulsheyn [m.f.dh]
eeg bulshee.

diin-fedeysi [m.l]
(fals.) Hab koox bulsheed, ama waxbarasho, oo aaminsan in aanay iintu qeyb ka ciyaari karin mushkiladaha iyo dhacdooyinka nolosha.

qayb bulsho [m.dh] (-bo ..., m.l)
(bul.) Dabaqad bulsheed, ama nidaam dawlad oo ku dhisan u kala qeybinta dadweynaha kooxo, iyada oo fiirinaysa reerkooda, darajadooda, maalkooda iyo shaqadooda iwm.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version