Bulumbulyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Cayayaan yar, u eg suuska badarka gala oo qoryaha dhuuxooda burburiya; xar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bulumbulyo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg