Site icon Qaamuus

ereyga

bulush
(m.l)

Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bulush

shakamad [m.dh] (-do, m.l)
Suun dun bulush ah leh oo fardaha madaxa loogu xiro qurux awgeed.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version