Site icon Qaamuus

ereyga

Buluug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Midab kan cirka ama badda oo kale ah. 2. Qurus yar, budo buluug ah ka samaysan oo dharka cad la geliyo si midabkiia loo khafiifiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buluug

saabbuunmadow | aayodhiin | baqtifuul | caddaambuluug | cir | ribmidab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version