Site icon Qaamuus

ereyga

Burbur

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Cadad yaryar oo wax is haystay u kala jajabo. 2. Caano la lulay oo aan weli subag dhalin. ld burur¹ (2).

Burbur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax is haystay, cadad yaryar u kala jebid. ld burur² (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burbur

jab | kaahfalid | taalaasemiiya | Ururkii Qaramada | afruujin | armac | asiidha yuurig | baaro | baduug | booron |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version