burri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld buri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burri ↴
buri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid weyso u dhawrnayd ka jebin. 2. Xeer jirey baabbi'in. 3. Xeer jirey ku xad gudibid. ld burri.
burin [m.f.dh]
eeg buri. ld buris, burrin, burris.
burrin [m.dh]
ld burin.
burris [m.l]
1. (-syo, m.dh) Dubbe. 2. ld burin.
dubbe [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
Qalab ka kooban bir kuusan oo qalab kala duwan leh iyo daab madaxa kula jira oo farsamayaqaanku ku garaaco biraha uu farsamaynayo; burris.
wanantume [m.l] (-mayaal, m.l/dh)
Qori geed jilicsan ka samaysan oo leh qaab burris ama dubbe oo wananka lagu tumo; tutume.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg