burso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Wax la qaybsanayo sed dheeraad ah ka qaadasho. 2. Wax cayrsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burso ↴
burburso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax is haystay ilkaha ku jajabsasho. ld bururso.
bursasho [m.f.dh]
eeg burso. ld bursad, bursi.
jacburso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld jacburo.
sedburso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax la wada leeyahay qaybtii aad ku lahyd ka badan qaadasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg