Site icon Qaamuus

ereyga

burunbur
(m.l)

Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduudan iyo caleemo yaryar oo geelu aad u jecelyahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burunbur

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version