Site icon Qaamuus

ereyga

Burunjiyee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Cabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burunjiyee

burunjiyeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version