Site icon Qaamuus

ereyga

Buskud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kibis yaryar, qaabab leh, xalleefsan, fidsan, adag oo macaan sida doolshaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buskud

macmacaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version