Butaac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)1. Dareere meel uu ku jiray hal mar si xoog leh uga soo daadasho. 2. biyo fataahid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga butaac ↴
xaaxi | burqo | butaaci | butaacid | butaacin | butaaco | farriiq | qululuc |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg