Site icon Qaamuus

ereyga

Butuc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. B. ah: qof buuran. ld Batac. 2. Ciid jilicsan oo aan dhagax qaruurax iyo boor lahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga butuc

batac | batacsan | batacsanaan | batacsanaansho | butucsan | butucsanaan | butucsanaansho | cuurcuur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version