Site icon Qaamuus

ereyga

Buubaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Rati la rarto oo rar diid ah; layli aan weli rar baran.

Buubaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Awr rar la cararid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buubaal

buubaalid | hayin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version