Buudhi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qaalin geel ah isbeddel abaahidoon ah oo xubinteeda taranka ka muuqata.
Buudhi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Qaalin geel sabiisheeda barar abaahidoon ka muuqasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buudhi ↴
buudhin | buudhis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg