Site icon Qaamuus

ereyga

Buuf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xuddun.

Buuf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Duufsi. 2. B. ku hay: ladnaan. Tus. “Cali buuftuu ku hayaa”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buuf

booc | buufbuuf | buufi | buufimo | buufin | buufin | buufis | buufiye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version