Buuflee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)1. Xoolo baad ka dhergid. 2. Cid caro ama kibir muujin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buuflee ↴
buuflayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg