Site icon Qaamuus

ereyga

Buulallo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (u) Godadka quraanyada. 2. (daaw.) Finan yaryar, badan oo oogada dadka ka soo baxa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buulallo

haandhurwaa | buulalloobid | buulallow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version