Site icon Qaamuus

ereyga

Buur-sameyn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(jool.) Buur dhisid: isbeddel ku dhaca heerka sinnaanta qolofta dhullka, isbeddelkaas oo dhadhaabo kor loogu soo tuuro si ay u sameeyaan silsillado buuro laalaab ama dhul go'.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buur-sameyn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version