Site icon Qaamuus

ereyga

Buuryo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Cadka ka lusha guska intiisa hore oo la gooyo marka la gudaayo wiilasha; yuub, qolof; balag. ld beejo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buuryo

yuub | beejaggoys | beejo | buuryo-goys | gud | gudo | haryuub |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version