Buuxdhaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid.
Buuxdhaaf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Wax muggooda in ka badan lagu shubay noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buuxdhaaf ↴
buuxdhaafi | buuxdhaafid | buuxdhaafin | buuxdhaafis | hoobso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg