Site icon Qaamuus

ereyga

Caabid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-diin/-dyo, m.dh)

Caabid ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud(1). caabud

Caabid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud(2). caabud

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caabid

caabidid | caabidnimo | caabud | caabud | caabudid | caabudnimo | adke | magacaabid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version