Site icon Qaamuus

ereyga

Caabuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas. 2. C. ah: nafley xoog lahayd oo jirro, nafaqo darro awgeed la tabar darreysay. ld caabaq¹. caabaq, fasas

Caabuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Halaamacoodka caloosha iyo mindhicirka sida badan waxa keena fiirus ama baktiiriya ama cunno sumow; wuxuuna keenaa matag iyo shuban.

Caabuq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Meel dhaawac ah hurgumid. 2. Nafley tabar darreyn jirro, nafaqo darro iwm awgeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caabuq

caabaq | caabaq | caabaqid | caabuqid | caabuqtire | benisiliin | caallir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version