Site icon Qaamuus

ereyga

Caad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

1. Xayaabo daruur ah oo meel sare ka muuqata.

Caad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (daaw.)

Xuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.

Caad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Meel dhagax ballaaran oo siman leh oo ciid ku hareereysantahay oo biyaha celisa. 2. C.daas joog/c.daas mar: wax buux ah (weel); qof fiican.
Inaba caadi ma aha*

aad ugu bogid. ka helid . la yaabid  Bandhigii Suldaan Seeraar inaba caadi ma ahayn xalay


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caad

daa | daabacaad | caadaqaatannimo | caadaqaate | caadaysad | caadaysasho | caadaysi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version