Site icon Qaamuus

ereyga

Caadbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld caadbixid. caadbixid

Caadbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

1. Soo c.: bannaan u soo bixid; muuqasho. 2. Soo c.: qof daacad ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caadbax

caadbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version