Site icon Qaamuus

ereyga

Caaddil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-liin/-llo, m.dh)

Qof dadka marka uu u garnaqayo aan u kala eexan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caaddil

caaddilnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version