Site icon Qaamuus

ereyga

Caado-immaansho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (c.baay.)

Xilliga caadadu ka timaaddo qofka dumarka ah, oo baaluqday oo aan uur lahayn sida caadiga ahna bishiiba waa mar inta ay wax iskabeddeleyaan. caado, dhibaad, xiso, xayl

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caado-immaansho


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version