Site icon Qaamuus

ereyga

Caag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)

1. Adke loodsame ah, si fudud u gubta oo waxyaabo badan laga sameeyo. 2. (-gag, m.l) Wax kasta oo balaastiig ka sameysan. 3. Meel yara godanoo biyo qabatin leh.

Caag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (kiim.)

Walax loo yeeli karo qaab marka la adeegsado kul ama cadaadis. Caagagga badankooda waxa laga sameeyaa “xabko” macmal ah oo la tarmiyey.

Caag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Ka c.: gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'id.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caag

caaggan | caagganaan | caagganaansho | caagid | caaji | baaldi | badhan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version