Caajis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-siin/-syo, m.dh)1. Firfircooni la'aan; wahsi; daal. 2. C. ah: qof hawl nacayb, wahsi badan. ld cajis¹. cajis
Caajis
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Hawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qabasho bilaabid; soo tabaryarayn. ld cajis². cajis
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caajis ↴
caajisad | caajisan | caajisi | caajisid | caajisin | caajisnaan | caajisnaansho | caajisnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg