Caalami
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. C. ah: wax caalamka oo dhan ka dhexeeya ama wada yaqaan. 2. C. ah: shay tayadiisu aad u wanaagsantahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caalami ↴
Ururkii Qaramada | waat | ambiyeer | awood | bed | bil | borotokool | caalaminnimo | digniin kamadambeys ah |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg