Caalqaado
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)Arrin u hoggaansamid awood la'aan awgeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caalqaado ↴
caalqaadasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg