Caamo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Dad aan wax qori karin waxna akhrin karin. 2. Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon badan u lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caamo ↴
halcaamood | makas |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg