Caanyee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)1. Harag caano ku jilcin. 2. Ma daroorsha ka dhigid, agloolid. 3. Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caanyee ↴
caanyeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg