Caar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan. 2. Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
Caar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)Xubinta taranka ee ratiga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caar ↴
saabcaarayn | saabcaaree | saabcaaro | tadcaar | tadcaar | tadcaarasho | tadcaarid | tadcaaro | wacaari | xajiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg