Caari
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Marka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.
Caari
Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-ryay, -riday/risay; -ryi)Biyaha badda, berriga dib uga noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caari ↴
tadcaarid | wacaari | caarid | caarid | caarif | caarin | caariyeysad | caariyeysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg