Caarood
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld caaroobid.
Caarood
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Kahsi muddo gaaban ama muddo dheer oo jirku yeelanayo barbarar wareegsan maqaarka korkiisa cabbirkooduna kala waaweynyahay, cuncun badanna wuu leeyahay; saacado ama ayaamo ayuu jiri karaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caarood ↴
caaroobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg