Caato
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Caataysnaanshada. 2. C. ah: nafley hilibka iyo baruurta jirkiisu yaryartahay. 3. Hilib aan dux lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caato ↴
daac | daaci | saanreeb | saaquun | saaquunnimo | uduufaa | ulaaxi | xaaluq | xaas | xaasaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg