Site icon Qaamuus

ereyga

Caawino

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, caawimo, caawinaad, cawimaad, cawimo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caawino

caawimaad | caawimo | caawinaad | cawimaad | cawimo | cawinaad | cawino | macaawino | mucaawino |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version