Site icon Qaamuus

ereyga

Cabaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo. 2. Calaacal, cataw (qof). 3. ld cabaadid.

Cabaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo. 2. Calaacalid, catawid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabaad

cabaad-dheere | cabaadi | cabaadid | cabaadin | cargaag | geelkacabaadis | wiiwii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version