Site icon Qaamuus

ereyga

Cabayo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. C. ah: haan qab ama argeeg ka samaysan oo loo diyariyay in caanaha lagu shubto. 2. Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la kahdo; cabo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabayo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version