cabburid
(m.f.dh)eeg cabbur². ld cabbur¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabburid ↴
cabbur [m.l]
Xirmidda sanku neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood. ld cabburid.
hurgun [m.l]
(daaw.) Dhiig ku uruursamid xubin dhexdeed. Waxaana keena cadaadiska ku soo noqda xididdada dhiigga cabburidda sambabada iyo beerka waxay dhacdaa markii uu wadnuhu hawl gabo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg