Cabo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la karhado.
Cabo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)Erayo calaacal ah dhihid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabo ↴
cabasho | cabayo | harraadbeel |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg