Site icon Qaamuus

ereyga

Cabsii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Nafley cabsi ku abuurid.

Cabsii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Biyo, caano iwm nafley af ka siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabsii

cabsiin | cabsiin | cabsiis | dhansii | fuudsii | guurarraac | hoobsii | humbaalle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version