Site icon Qaamuus

ereyga

Cadaad

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

(cadaad, m.dh) 1. Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xabag macaan oo la cuno leh. 2. Xiddigga lixaha ka dambeeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadaad

aagga-qabow | caag | laabtuurle | maanomitir | nabar-kul | raadyoosonde | aysootoonik | barbarafow | barkarkareed | barqiirqiir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version